Hoppa till innehållet

Vi använder cookies för att förbättra funktionaliteten på våra sajter, för att kunna rikta relevant innehåll och annonser till dig och för att vi ska kunna säkerställa att tjänsterna fungerar som de ska.

Läs mer

En utskrift från Dagens Nyheter, 2021-06-19 22:53

Artikelns ursprungsadress: https://www.dn.se/insidan/halkaan-waxay-gabdhuhu-ku-dhiirradaan-inay-ka-hadlaan-gudniinka-gabdhaha/

INSIDAN

Halkaan waxay gabdhuhu ku dhiirradaan inay ka hadlaan gudniinka gabdhaha

Bild 1 av 4 Iskoolka dabaasha oo ku yaal Borlänge looguna talagalay dadka dhoowaan yimid, halkaas oo ay ku kulmaan gabdho ka kala yimid 14 dal, oo ay ka mid yihiin Kurdistanka Ciraaq iyo Soomaaliya, kuwaas oo gudniinka gabdhuhu caadi ka yahay.
Foto: Elisabeth Ubbe
Bild 2 av 4 Fartun, 20, oo ka timid Somalia ayaa hoggaamisa dabaasha iyo kulanka aqoon-isweydaarsiga oo ka dambeeya.
Foto: Elisabeth Ubbe
Bild 3 av 4 Anissa Mohammed Hassan waxay ka shaqeysaa ka hortagga gudniinka gabdhaha iyo caawimaadda kuwa la soo guday.
Foto: Elisabeth Ubbe
Bild 4 av 4 Dhakhtar Hannes Sigurjonsson iyo kooxdiisu waxay diyaariyaan qolalka qalliinka.
Foto: Elisabeth Ubbe

”Kaadidu waqti aad u dheer ayey igu qaadataa oo xanuun ayaan dareemaa.” Gabdhaha ka qaybgala barashada dabaasha loogu talagalay dadka dhowaan dalka yimid oo laga qabanqaabiyo degmada Borlänge waxay ka sheekeynayaan xanuun iyo dhibaatooyin kale. Horay uma aysan ogeyn in dhibaatadu la xiriirto gudniinkii lagu sameeyey.

Waxaa lagu qiyaasayaa in in ku dhow 38 000 gabdhood iyo dumar oo ku sugan Iswiidhen ay yihiin kuwo la soo guday.

Detta är en låst artikel. Logga in som prenumerant för att fortsätta läsa. Logga in